Xiisado Kacsanaan ah oo weli ka taagan M/ Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in xirteen qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo ee...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.  Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Madaxda Maamul goboleedyada oo ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxda maamul Goboleedyada dalka. Waxaana la sheegay in...

Golaha Wasiirada Hirshabelle oo Ansixiyay Sharci muhiim ah

Jowhar ( Sh. M. Network )-Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa kulan aan caadi ahayn waxa ay ku yeesheen xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle iyagoo...

Waxgaradka Jalalaqsi oo ka hadlay xiisad ka taagan degmadaasi

Jalalaqsi ( Sh. M. Network )-Mid ka mid Waxgaradka  degmada Jalalaqasi ee gobolka Hiiraan ayaa ka si kulul uga hadlay xiisad dhinaca Maamulka ah...

Sawirro:-Maamulka G/ Banaadir oo yeeshay kulan looga hadlayay Dakhliyada Gobolka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka...

Shil khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo Saaka aroortii ka dhacay degmada Wardhiigley ee gobolka...

Walaac xoogan oo laga Muujinayo Xaaladda Nololeed ee Maxaabiista ku xiran Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Abuukaate Maryan Haaruun oo ka mid ah BFS ayaa walaac xoogan ka muujisay xaaladda nololeed ee Maxaabiista ku...

Dabley hubeysan oo Xalay dil ka geystay M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo burcad ah ayaa lagu soo warramayaa in Xalay wiil dhalinyaro ahaa ay ku toogteen degmada Yaaqshid ee g/...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-