26 C
Mogadishu
Thursday, September 20, 2018

Qoys Soomaaliyeed oo ka Cabanaya dhul Boob lagu Hayo

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Dhaxaltooyada Reer Muudey Raamoole ayaa ka cabanaya Dhulboob xoogan oo ay ku hayaan Shaqsiyaad ay sheegeen in ay ka...

Sawirro:-Wafdi ka socda DFS oo gaaray magaalada Hobyo

Hobyo ( Sh. M. Network )-Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin...

Kuwait iyo Soomoaliya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal

Kuwait ( Sh. M. Network )-Kadib kulan ay ku wada qaateen Dalka Kuawait Ra’iisul wasaare ku xigeenka, Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaaasi Sheekh...

Dooni Ganacsi oo ku degtay Xeebaha maamulka Puntland

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in Dooni Ganacsi oo ku soo wajahneyd Dekedda Boosaaso ay maanta ku...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.  Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo beeniyay in Alaab ay lahayd Dowladda Imaaraadka lagu celiyay Dekeddaasi

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xilli saacadihii ugu dambeeyay ay soo baxayeen warar ku aadan in agab ay lahayd Dowladda Imaaraadka Carabta lagu celiyay...

DFS oo loogu baaqay in aysan Aqbalin Soomaalida laga soo Celinayo Mareykanka

New York ( Sh. M. Network )-Maxamuud Xasan oo loo yaqaano BBC, kana mid ah SiyaasiyiInta Xisbiga Dimuqaardiga ee dalka Markeykanka ayaa ka hadlay...

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ka furmaya M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa la filayaa in maanta magaalada Muqdisho uu si rasmi ah uga furmo shirka amniga Qaranka, kaas oo u...

Axmed Taajir “Waan iska Casilay Xildhibaanimadii Jubbaland”

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan “Taajir” oo ka mid ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay...

Faah faahinno ka soo baxaya qarax ka dhacay Deyniile

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo xalay ka dhacay degmada Deyniile ee...