26 C
Mogadishu
Thursday, September 20, 2018

Iska Hor Imaad Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Wadajir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale iska hor imaad xoogan waxa uu ku dhex...

Axmed Madoobe oo Booqday deegaano dhaca duleedka Kismaayo oo dagaallo ay ka dhaceen

Kismaayo ( Sh.M.Network):-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa booqday deegaanno dhaca duleedka Magaalada Kismaayo oo Saacadihii la soo dhaafay ay la wareegeen Al Shabaab. Booqashada...

Shir wada tashi ah Oo Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada uga furmay Garowe

Garowe ( Sh. M. Network )-Waxaa Maanta Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ka furmay Shir wada tashi ah oo u dhexeeya Dowladda dhexe...

Ingiriiska Oo muwaadiniintiisa uga digay in ay u safraan gudaha Soomaaliya

London ( Sh. M. Network )-Wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska ayaa muwaadiiniinta dalkaasi uga digtay in ay u safraan Soomaaliya. Warbixin ka soo baxday Wasaaradda arrimaha...

Dad Xoolo Dhaqato ah Oo lagu Dilay Gobolka Galgaduud

Balanbale ( Sh M. Network ) Wararka ka imaanaya  Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaad hubeysan ay rag xoolo dhaqato ahaa ku Dileen Gobolkaasi. Dilkan...

Weerar lagu dilay Askar Oo ka dhacay dalka Kenya

Mandera ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fuliyeen qeybo ka mid...

Mukhtaar Roobow oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Sheekh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Masuur” oo haray uga tirsanaa Al Shabaab ayaa maanta Kormeer ku sameeyay xarumo hor...

Guddoomiyaha Camaara Oo beeniyay in xiisad ay ka jirto gudaha deegaankaasi

Camaara  ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug Yuusuf Salaad Maxamuud oo la hadlay Shabelle ayaa beeniyay in xiisad u dhexeysa...

Akhriso Nuxurka Khudbadihii laga jeediyay Maalintii Labaad shirka Muqdisho ka socda

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb...

Muhaajiriin Soomaali ah Oo maanta laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Liibiya

Tripoli ( Sh. M. Network )-Ciidamada ilaalada xeebaha Badda Liibiya ayaa sheegay in waqooyiga dalkaasi ay ka soo badbaadiyeen illaa 230 ruux oo ay...