DFS Oo xuseysa Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Ee saddexda May

Muqdisho ( Sh. M. NetworDowladda Federaalka Soomaaliya, waxay xuseysaa maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda, iyadoo si dhab ah u muujinaysa sida ay uga...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

DEG DEG: Shaqaale ajnabi ah oo lagu afduubay Muqdisho

Qof ajnabi ah oo la shaqeynayay ICRC ayaa la sheegay in laga afduubtay dhismo ay degan tahay hay'adda ICRC oo ku yaalla laami yaraha...

Kenya Oo Baadi goob ugu jirta Xubno ka tirsan Al Shabaab

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka dowladda Kenya ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi laayeen...

Wasiir Sabriye Oo kulan la qaatay guddiga arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka arrimaha gudaha XFS Mudane Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay guddiga arrimaha gudaha...

Gaari Gurmad ka waday Baladweyne Oo ku Rogmaday Wabiga Shabelle

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Ugu yaraan 1 Qof ayaa dhintay, iyadoona tiro kale la soo badbaadiyay kadib markii Gaari Cagafcagaf uu maanta ku...

Sawirro:-R/wasaare Kheyre oo magaalada Brussels ka furay Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

Brussels ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa furay Shir looga hadlayo arrimaha Soomaliya gaar ahaan amniga kaasoo...

Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda...

Kooxo hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Sida uu ugu warramay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdihso qof goobjooge ah kooxo hubeysan oo la socday Gaari nuuca...