Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Gobolka Gedo

Garbahaarey ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ay dhaq dhaqaaqyo...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Taliska AMISOM oo ka hadlay xaaladda ammaan ee Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxa Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM Ambassador Francisco Caetano Madeira oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta...

Sawirro:-Shir Looga hadlayo Arrimaha Federaalka oo Ka Furmay Itoobiya

Addis Ababa ( Sh. M. Netwotk )-Waxaa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ka furmay shir looga hadlayo arrimaha federaalka, kaas oo xooga...

Galmudug iyo Puntland oo ka wada hadlay Nabadda Gobolka Mudug

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa markale ka wada hadlay Nabadda iyo Xasiloonida deegaanada Gobolka Mudug, kadib markii ay maanta...

Puntland oo Digniin ka dhan ah Doorashada Soomaaliland u dirtay Maamulkaas

Garoowe ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulkaasi ayaa go’aamo ka soo saaray Kulankooda. Waxaana...

Madaxweyne Shariif Xasan oo lagu eedeeyay in uu Lunsaday Dhaqaalihii Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan in dhaqaalaha Maamulkaasi uu lunsaday, kuna...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hor timid Shirka Nairobi ee looga hadlayo Kheyraadka Dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Shir looga hadlayo kheyraadka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Hay’ad fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ayaa Xukuumadda Soomaaliya waxa...