DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.    

Ciidamada DFS Oo howlgallo ka sameeyay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee DFS ayaa xalay howlgallo qorsheysan ka sameeyay Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. Howlgllada oo ahaa kuwa balllaaran...

Howlgallo Ballaaran oo laga sameeyay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada Howlgalka Xasilinta Caasimadda ayaa xalay Howlgallo qorsheysan ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir. Howlgalka...

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Afgooye

Afgooye ( Sh. M. Netwotk )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo Xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka (Sawirro)

New York ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo, oo gaaray Dalka...

AMISOM Oo tababar u soo xirtay saraakiil ka tirsan kuwa maamul goboleedyada dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa tababar ku sabsanaaa wacyigelin dhanka Jinsiga ah u soo gabagabeeyay saraakiil ka tirsan...

DHAGEYSO: Musuq maasuqii ugu darnaa oo la ogaaday in uu ka jiro Dekada Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)—Milkiilayaasha Gaadiidka waaweyn ee Alaabta ka soo qaada Dekada  Muqdisho ayaa ka cabanayo lacago sharci darro ah oo uu ka qaado...

Ciidamada P/land Oo howlgallo ka sameeyay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa Xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta...

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in laga Qaado cunaqabateynta hubka

New York ( Sh. M. Network )-Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale hogaamiyayaasha caalamka ugu baaqday in laga qaado cunaqabateynta dhinaca hubka ee saaran Soomaaliya,...

Puntland Oo Awaamiir dul dhigtay Gaadiidleyda Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Taliska Ciidamada Booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta awaamiir culus dul dhigay Gawaarida ka howlgasha deegaanada Maamulkaasi, kuwaas...