Al Shabaab Oo baahiyay Muuqaal ay ku soo bandhigeen weeraro ay ka fuliyeen gobollada...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xarakada Al Shabaab ayaa barahooda Internet-ka ku baahiyay Muuqaal ay ku soo bandhigeen weeraro isugu jira qaraxyo iyo dilal...

XFS Oo Awaamiir dul dhigtay Shirkadaha Duulimaadka Garoonka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa amaro ku soo rogay...

Madaxweyne Xaaf Oo kulamo ka wada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Sh. M. Netork )-Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta kulamo gooni ah ka wada M/ Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi. Madaxweyne Xaaf...

Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magacaabay Golihiisa Wasiirada ee Maamulkaasi. Wasiirada la Magacaabay ayaa tiro ahaan...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shablle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Maamulka Qoryooley Oo ka hadlay Amniga degmadaasi

Qoryooley ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Sh/ Hoose Seyd Cali Xasan ayaa ka warbixiyay xaaladda ammaan ee degmadaasi. Seyd Cali Xasan...

Maxkamadda CQS oo la horgeeyay Rag lagu eedeyanayo qaraxii Zoobe

Muqdisho ( Sh. M Network )-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta la horgeeyay illaa 5 eedeysane oo loo heysto in ay ku...

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Koonfur Galbeed oo Difaacday Go’aanka ay ka qaadatay Khilaafka Wadamada Khaliijka

Baydhabo (Sh. M. Network )-Cabduqaadir Cabdiraxmaan Cali wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa difaacay go'aankii shalay ka soo baxay maamulkaasi ee...