DHAGEYSO Barnaamijka Cadaallada ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Cadaallada ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

RW ku Xigeenka Soomaaliya oo Magaalada Sharmal-Sheekh kula kulmay RW Dalka Masar

Raiisul wasaare ku xiggeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay Raiisul Wasaaraha Dalka Masar Sherif Ismail Mohamed. Labada masuul,...

Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in goor dhow Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay...

Faah faahinno ka soo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Hodan

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Gaari oo ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka...

Taliska AMISOM oo Baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Afmadow ( Sh. M. Network )-Taliska AMISOM ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan ciidanka AMISOM oo howlgallo ka wada...

Madaxweyne Gaas oo la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas" ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya...

Ciidamada Galmudug oo howlgallo ka sameeyay deegaanada Maamulkaas

Cadaado ( Sh. M. Network )- Ciidamada ammaanka ee Maamulka Galmudug ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolllada Mudug iyo Galgaduud. Waxaana...

Booliska Kenya oo Xiray Rag lala xiriirinayo Al Shabaab

Nairobi ( Sh. M. Network )-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay xirtay 2 nin oo looga shakisan yahay in ay qorshaynayeen in ay ku...

Al Shabaab oo ku dhawaad 15 Askari ku dilay Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi ( Sh. M. Network )-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in askar ka tirsanaa ciidanka Booliska dalkaasi ay ku geeriyoodeen weerar dhabba gal ah oo...