Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku beegsaday Al Shabaab

Taliska Mareykanka ee qaarada Afrika (AFRICOM) ayaa waxuu sheegay in Weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsadeen Xubno ka mid ah Xarakada Al Shabaab. Bayaanka...

Uganda oo markale ku celisay in Kumanaan Askari ay u soo direyso Somalia

Kampala (Sh M Network)—Taliska militariga ee Dalka Uganda, ayaa markale ku celiyay in ay diyaar u yihiin in kumanaan askari oo dheeraad ah ay...

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Dhageyso:-Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Ammaanka iyo arrimo kale

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xaaladda Maxaabiista Soomaaliyeed...

Madaxweynaha Uganda oo shaaciyay Sababta loo dhimayo Ciidamada AMISOM

Kampala ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay Safiirada u fadhiya Uganda 6 dal oo...

Sawirro:-Khuburo arrimaha Baasaboorada oo ka socda Midowga Yurub oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Khubaro arimaha hubinta dukumentiyada u qaabilsan dalka Norwey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho si ay u arkaan habka qaadashada...

Waxgarad iyo Xildhibaano ku baxay Xiisada Gobolka Galgaduud

Cadaado ( Sh. M. Network )-Waxgarad iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dadaalo Nabadeed ka wada Gobolka Galgaduud ee bartamada Soomaaliya. Waxaana kulamo ku...

Shil Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Jowhar ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Shil khasaaro geystay uu ka dhacay...

Faah faahinno ka soo baxaya Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa...