Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku wajahan Baraawe

Baraawe ( Sh. M. Network )-Wafdi oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan sheikh Aadan ayaa goor dhow ku wajahan magaalada Baraawe ee...

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Madaxweynaha JFS Oo gaaray dalka Jabuuti

Jabuuti ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa...

Ciidamada DF Soomaaliya oo qof rayid ahaa ku dilay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha...

Afgooye ( Sh.M.Network):-Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya qof rayid ahaa ay...

Garsoorayaasha Maxkamadda Sare Oo la dhaariyey

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ayaa dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Dalka ee uu 5-ta bishaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ...

Sawirro:-Maamulka G/ Banaadir oo yeeshay kulan looga hadlayay Dakhliyada Gobolka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka...

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Sawirro:-Maxkamadda CQS oo Xukun ku riday Raggii loo heystay Qaraxii Zoobe

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Saakay xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaashii loo heystay in ay ka dambeeyeen qaraxii...

Qatar oo Cambaareysay Weerarkii shalay ka dhacay Masjid ku yaalla“ Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Doha ( Sh.M.Network)-Dowladd` Qatar ayaa Cambaareysay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka  dhacay Jimcadii ` Masjid ku yaalla Xabsiga Dhexe ee Xamar. Weerarkaas  ayaaa waxaa ku...