26 C
Mogadishu
Thursday, September 20, 2018

Guddoomiye Yariisow oo shaqada ka joojiyay shaqaale bixiyay dhul waddo ah

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada...

Guddoomiye Mursal Oo la kulmay Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Guddiga xeer...

BFS Oo maanta ka doodayo Heshiiskii Dekedda Berbera

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta kulankooda koowaad ee Kaldhiga 3-aad ku leh M/ Muqdisho. Kulankan ayaa...

Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo qarax lagula eegtay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Barqanimadiii maanta Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland lagula eegtay bartamaha Magaalada...

Meydadka Shacabkii lagu laayay Bariire oo la keenay Muqdisho +SAWIRO

Muqdisho (Sh M Network)—Meydadka 10 Ruux oo Shacab ah, kuwaasi oo lagu dilay Degaanka Bariire ee Gobolka Sh.Hoose ayaa maanta la keenay Magaalada Muqdisho. Meydadkan...

RW Kheyre oo Ankara kula kulmay dhigiisa Turkiga (Sawirro)

Ankara ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo khamiis ah dhigiisa Dalka Turgiga Ben Ali Yildirim...

DFS Oo ka warbixisay qarax xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Taliska Booliska Soomaliyeed aya faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax Gaari oo xalay ka dhacay Waddada...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.  Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Wasiirka arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Amiirka Kuwait

Kuwait ( Sh. M. Network )-Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Kuwait ayaa la kulmay Amiirka dalkaasi...

Howlgallo ballaaran Oo maanta laga sameeyay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Ciidamada iskua dhafka ah ee maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta howlgallo ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...