Guddoomiye Mursal Oo baaraya Lacag Keyd u aheyd Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in baaritaan dhab ah uu ku sameyn doono...

Kenya Oo xaqiijisay in 9 Askar looga dilay Qarax ka dhacay Jubbada Hoose

Nairobi ( Sh. M. Network )-Uhuru Kenyatta Madaxweynaha dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in illaa 9 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Kenya lagu dilay qarax...

Isimada Puntland Oo Baaq u diray Soomaaliland

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Isimada ku dhaqan deegaanada maamulka Puntland ayaa ka hadlay xukunkii dhawaan Soomaaliland ay ku riday Boqor Ismaan Aw Maxmuud...

Wiilal Dhalinyaro ah Oo Koronto ay ku dishay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa goordhow 2 Wiil oo Dhalinyaro ahaa Koronto ay ku dhishay gudaha degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir. Labada Wiil ayaa...

Sawirro:-R/Wasaare Kheyre Oo bogaadiyay Ciidamo loo diyaariyay Amniga Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo loo diyariyay  in ay xoojiyaan ammaanka caasimadda islamarkaana ah ciidan isku dhaf ah ayaa waxaa ku booqday xarunta...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Taabid “Shabelle waxa ay soo saartay Wariyeyaal Maqaam sare ka jooga Saxaafadda”

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir TaabidCabdi Maxamed ayaa u Hambaliyeey Idaacadda Shabelle oo u dabaal dageyso Sanad Guuradii 16...

Galmudug Oo Hambalyo u dirtay Idaacadda Shabelle

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa Hambalyo ku aadan Sanad guurada 16-aad ee Idaacadda Shabelle u...

Shabelle Oo Lacago guddoonsiisay dad qaba baahiyaha Gaarka ah

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maamulka Idaacadda Shabelle ayaa maanta Abaal marin Lacageed guddoonsiiyay qaar ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka, kuwaas soo...

Maamulka Shabelle Oo ka hadlay Munaasabadda 6 May

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Agaasimaha guud ee Idaacadda Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud “Abuukar Sky” ayaa Hambalyo ku aadan Munaasabadda 6-da May oo ku...