Weerar lagu dilay Askar Oo ka dhacay dalka Kenya

Mandera ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fuliyeen qeybo ka mid...

XFS Oo beenisay in heshiiska ay wada galeen Soomaaliya iyo Itoobiya uu qeyb ka...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya  Daahir Maxamuud Gelle ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii ay dhawaan wada...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Uganda oo ku baaqday in muddo kordhin loo sameeyo Ciidamada AMISOM ee ka...

Kampala  ( Sh.M.Network):-Ra,isul wasaaraha dalka Uganda Ruhakana Rugunda ayaa kadalbay Dowladda China in ay Gacan kagaysato daalada lagu Nabadeynayao  dalalka Somalia iyo South Sudan, Kadib...

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray dalka Norway

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Norway. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka...

Faah Faahin:- Duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay Gobolka Gedo

Garbahaareey ( Sh. M. Network):-Diyaaradaha Dagaalka dalka Kenya ayaa duqeyn ba’an waxa ay ka geysteen Deegaanno dhaca Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaalia. Deegaanka Ceelcade ee...

Maamulka Puntland oo sheegay in Gaalkacyo loo samynayo Maamul mid ah.

Gaalkacyo ( Sh.M.Network):-Isagoo la hadlayay Warbaahinta Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland  Xasan Maxamed Abgaalow ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Guud ee Gobolka...

Kooxo Burcad Koofur African ah oo Soomaali ku weeraray Dalka South Africa

Cape Town ( Sh. M. Network):-Kooxo burcad Koofur African ah ah ayaa lagu soo warramayaa in ay weerar ku qaadeen labo nin Ganacsato somaaliyed...

Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-