30 C
Mogadishu
Saturday, September 22, 2018

Maxkamada sare ee Itoobiya oo diiday in damaanad lagu siiyo daayo Cabdi Maxamud Cumar

Addis ababa( Sh.M.Network):-Maxkamadda sare ee dalka Ethiopia ayaa ka soo horjeesatay in damaanad lagu siiyo daayo madaxweynihii hore ee ismaamulka dowlad deegaanadka somalida Ethiopia. Cabdi...

XFS oo soo dhaweysay qorshaha la’isugu furayo Socdaalka dalalka IGAD

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka arriamha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Wareysi gaar ah siiyay TV -ga 24 Africa...

Kooxo hubeysan oo askar dil iyo dhaawac ugu geystay Duleedka Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network) -- Waxaa Caawa Kooxo hubeysan ay askari ku dileen, mid kalena ay ku dhaawaceen Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada...

Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay degmada Howlwadaag

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Ismiidaamin ahaa oo loo adeedsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa...

Howlgallo ballaaran oo ka socda duleedka Baraawe

Baraawe ( Sh.  M. Network )-Ciidamada milateriga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo ballaaran ka wada deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgallada oo...

Faah faahinno ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo (Sh. M. Network)-Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo waramaya in xalay dagaal Culus uu ka dhacay Tuulada Yoontoy oo ka...

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Puntland oo Baaq u dirtay Shacabka Soomaaliyeed

Garoowe ( Sh. M. Network )-C/laahi Cali Xirsi Tima Cade Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in gurmad deg deg...

AMISOM oo Tababar u Qabatay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (Sh. M. Network)-Howlgalka Midawga Africa ee AMISOM ayaa Tababar u qabtay ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, kaasi oo la xariiray ka hortagida kacdoonada...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Eritrea iyo RW Itoobiya oo ku kulmaya Asmara

Muqdisho, Sebtembar 5, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha...