Masar oo Cambaareysay weerarkii lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Dowladda ee Gobolka Jubbada Hoose

Qaahira ( Sh. M. Network )-Dowladda Dalka Masar ayaa cambaareysay weerarkii Xarakada Al Shabaab ay ku qaadeen xero ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin...

Ganacsato Soomaaliyeed Oo boob loogu geystay K/Afrika

Johannesburg ( Sh. M. Network )-Rabshado looga soo horjeedo ganacsatada ajaaniibta ah ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka socda magaalooyinka qaaar ee...

Ciidamo ka tirsan Dowladda Oo qarax lagula eegtay Siinka Dheer

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee...

Wabiga Shabelle Oo Fatahaado hor leh ka sameeyay Balcad

Balcad ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Sh/ Dhexe ayaa sheegaya in Fatahaado hor leh Wabiga Shabelle uu ka sameeyay deegaano ka...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Australia oo Xirtay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay Argagixisanimo

Victoria ( Sh. M. Network )-Ciidamada booliska ee Dalka ayaa soo xiray Cali Khaliif Shire oo Asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, kaas oo...

Dhageyso:-Shabelle Oo warbixin ka diyaarisay sanad kadib qaraxii Soobe

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Iyadoo maanta ay ku beegan tahay 14-ka October oo ah sanad kadib markii uu dhacay qaraxii xooganaa ee Soobe...

Sacuudiga oo lagu eedeeyay Xad gudubyo ka dhan ah Soomaalida ku nool Dalkaasi

Riyadh ( Sh. M. Network )-Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee AP Dowladda Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in tacadiyo xoogan oo ay u geysatay...

Guddoomiye Yariisow oo la kulmay Xubno ka socday hay’adda UNDP

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday...

Golaha Aqalka sare Oo maanta kulan ku leh Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan...