27.5 C
Mogadishu
Tuesday, December 11, 2018

Al Shabaab Oo sheegtay qarax ka dhacay M/ Baraawe

Baraawe ( Sh. M. Network )-Dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qarax xoogan oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda lagula eegtay degmada Baraawe...

DFS Oo War ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Heahiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA, kaa soo lagu sheegay...

Askari ka tirsanaa Ciidamada NISA Oo Lagu dilay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in Xalay Askari ka tirsanaa Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya ay ku dileen gudaha...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Xulka Ciyaartoyda Somalia oo tiigsaday Final.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Xulka Somalia ee 17 jirrada oo Afka Ciida u daray Xulka Uganda kadib ciyaar ku dhamaatay 1.0. Goolka waxaa u dhaliyay Xulkeena Halyeyga...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in xal laga gaaro colaadaha ka taagan dalal ay...

New York ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha golaha guud ee Qaramada Midoobay Miroslav Lajcak ayaa dalbaday in wax laga qabto colaadaha iyo dagaallada ka...

Kenya Oo loogu baaqay in ay Aqoonsato Soomaaliland

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ururka ganacsatada Qaadka dalka Kenya ayaa sheegay in qaadkooda loo yaqaan Miiraa uu Suuq fiican ka heysto deegaanada Soomaliland,...

Shir looga hadlayay arrimaha doorashooyinka 2021-ka Oo lagu qabtay M/ Nairobi

Nairobi ( Sh. M. Network )-Shirkani oo looga hadlayay arimaha Doorashooyinka la filayo in Soomaaliya ay ka dhacaan Sanadka 2021-ka ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Lix Musharrax Oo khudbado ka horjeediyay Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka hortagay qaar ka mid ah Musharraxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha koobaad ee BFS. Illaa...