Guddoomiye Cawad Oo Baaq u diray Hay’adaha Ammaanka

Muqdisho ( Sh. Network )-Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka jawaabay Warqad qoraal ah oo uu soo saaray...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

War Deg Deg Ah:-Kulankii Golaha Shacabka Oo la hakiyay

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa la hakiyay kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka  ee loo ballansanaa maanta, kadib soo jeedin ka timid madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiye Muudey Oo soo saaray Awaamiir ku aadan amniga Xarunta Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xilli maalinta Beri ah la filayo in Xildhibaanada BFS kulan ay ku yeeshaan xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho, islamarkaana...

Inkabadan 200 Xildhibaan oo Eedeymo Kulul u jeediyay Guddoomiye Jawaari.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Xildhibaanada Mooshinka ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Eedeymo kulul u jeediyay Guddoomiye Jawaari. Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanadaas oo...

Japan oo mashaariic ka fulineysa Soomaaliya

Tokyo Muqdisho ( Sh. M. Network )-Dowladda Japan ayaa shaaca ka qaaday in mashaariic horumarineed ay ka fulineyso sideed dal oo ay Soomaaliya ku...

QM oo cambaareysay Qarax lagu dilay mid ka mid ah shaqaalaha ICRC

New York ( Sh. M. Network )-Qaramada Midoobay ayaa si xoogan u cambaareysay weerar qarax ahaa oo lagu dilay mid ka mid ah shaqaalaheeda...

Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho Oo xiran

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta xiran qaar ka mid ah Waddooyinka muhiimka ah magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Waxaana Isgoysyada waa weyn ee...

Xiisad dagaal Oo ka taagan M/ Jowhar

Jowhar ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay magaalada Jowhar ee xarunta...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-