Qarax xoogan oo khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) - Wararka laga helayo inta udhaxeysa Isgoysyadda Dabka iyo Bakaaraha ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in halkaasi Qarax lagula...

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh.M.Network) - Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato

Doorashada maamulka K/ Galbeed Oo dib loo dhigay

Baydhabo ( Sh. M. Netwotk )-Guddiga qaban qaabada doorashada K/ Galbeed Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada Hoggaanka maamulkaasi. Xubnaha...

Maxkamadda CQS Oo xukun ku riday labo Eedeysane

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maxkamadda Ciidamada Qalabks Sida ayaa maanta xukun ku riday illaa labo eedeysane oo la horgeeyay Maxkamaddaasi. Xuseen Daa’uud Cali Hafow...

C/qani Saciid Carab Oo ku soo baxay doorasho aan cidina kula tartamin

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Doorasho aysan soo xaadirin wax Musharraxiin ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in madashaasi lagu...

Dowladda Jabuuti Oo soo dhaweysay Cunaqabateyntii laga qaaday Eritrea

Jabuuti ( Sh. M. Network )-Shaley aye aheyd markii Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay cod aqlabiyad leh ku ansixiyay soo jeedin ku saabsaneyd in...

Wiil dhalinyaro ahaa Oo lagu dilay Wardhiigley

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil kooxo hubeysan barqanimadii maanta ay ka geysteen degmada Wardhiigley ee G/...

Xiisad xoogan Oo ka taagan duleedka degmada Cadale

Cadale ( Sh. M. Netwotk )-Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in maanta xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaano ka...

Safiirka cusub Ee Mareykanka Oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Safiirka cusub ee dalka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Ronald Yamamota ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, tan iyo markii uu...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-