Wafuudii Aqalka sare Oo weli kulamo ka wada xarumaha Maamul Goboleedyada

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii loo xalin lahaa khilaafka siyaasadeed ee...

Howlgallo ballaaran Oo ka socda magaalada Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay, illaa saakay howlgallo ka wada xaafado ka tirsan magaalada Baladweyne ee xarunta...

Guddoomiye Yariisow Oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Maamulka Somali State iyo ONLF oo Heshiis Horu-dhac ah gaaray

Adis Ababa(Sh.M.Network)Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ayaa kulan magaalada Asmara kula qaatay hoggaamiyeyaasha ururka ONLF. Mustafa Cumar ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in...

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Madaxweyne Gaas Oo lagu soo dhaweeyay M/ Qardho

Qardho ( Sh. M. Network )-C/weli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay magaalada Qardho ee...

MD ku xigeenka Galmudug Oo xilka laga qaaday

Dhuusomareeb ( Sh. M. Network )-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa shaaciyay in...

Axmed Madoobe “Waan soo dhaweynayaa dadaallada Golaha Aqalka Sare”

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furmay shir u dhexeeya madaxda maamulka Jubbaland iyo Senataro...