Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Waxaad halkaan ka dhageysan kartaa Warka Subax Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Si aad u dhageysato Riix halkaan hoose:-      

Puntland oo Baaq u dirtay shacabka ku dhaqan M/ Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Wasiirka Amniga ee Puntland Axmed C/laahi Yuusuf “Dowlad” ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Boosaso ee xarunta gobolka...

Golaha Wasiirada Hirshabelle oo Ayiday Go’aankii Xilka looga qaaday madaxweynihii maamulkaas (Sawirro)

Jowhar (Sh. M. Network)- Xubnaha Golaha wasiirada maamulka Hirshabelle ayaa taageeray go’aankii xilka looga qaaday madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cadbullaahi Cosobe, kadib kulan...

Galmudug oo eedeyn u jeedisay Hay’adda UNDP

Cadaado ( Sh. M. Network )-Mahad Xasan Maxamed Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa...

Dowladaha Somalia iyo Mareykanka oo ka hadlay amniga Muqdisho

Muqdisho (Sh M NetworkRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay, Marty Dale oo ah ku xigeenka Xafiiska howlgalka Mareykanka...

Kenya oo Gacanta ku dhigtay Gaari siday walxaha Qarxa

Nairobi ( Sh. M. Network)-Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Gaari siday Walxaha qarxa, kaas oo ay tilmaameen...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah ku qaaday Deegaanka Bariire

Afgooye (Sh. M.Network)-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan deegaanka Bariire oo dhaca duleedka Magaalada Afgooye ayaa ku soo waramaya in weerar Madaafiic...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane...

Ahlsunna iyo Galmudug oo ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

Dhuusamareeb (Sh. M. Network)-Wararka naga soo gaarayo Gobolka Galgaduud ayaa ku soo waramaya in Tuulada Mirig oo u dhaxaysa deegaanka Mereergur iyo Degmada Dhuusamareeb...

Nin Hubeysan oo laba Qof ku dilay degmada Wadajir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil Xalay 2 Qof oo shacab ahaa loogu geystay degmada Wadajir ee...