Maamulka Degmada Yaaqshid oo Sheegay in Dad loo soo qabtay Dilkii Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud

Muqdisho (Sh. M. Network)-Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo u muuqday kuwa qorsheysan ka sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir. Howlgalladaan...

Qarax khasaaro geystay oo Ciidamada Kenya lagula eegtay Magaalada Lamu

Lamu (Sh M Network)—Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay, labo kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Qarax miino nuuca dhulka lagu aaso ah,...

Uganda oo markale ku celisay in Kumanaan Askari ay u soo direyso Somalia

Kampala (Sh M Network)—Taliska militariga ee Dalka Uganda, ayaa markale ku celiyay in ay diyaar u yihiin in kumanaan askari oo dheeraad ah ay...

Maxkamad ku taalla Australia oo Xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed

Sydney ( Sh. M. Network )-Muwaadinkani oo lagu Magacaabo Rashid Mohamed Abuuh ayaa lagu xukumay 3 Sano oo Xabsi ah, kadib markii lagu helay...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

Awdheegle (Sh. M. Network)-Wararka naga soo gaarayo Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed ayaa ku soo waramaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay...

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada milateriga dowladda ay la wareegeen gacan ku heynta...

Akhriso:-Golaha Shacabka oo ku gacan seyray soo jeedintii Xeer Illaaliyaha Qaranka

Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta ku gacan seyray soo jeediintii dhawaan ka timid Xeer Ilaaliya Qaranka Dr Axmed Cali Daahir...

Dhageyso:- Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka  Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Ehelada dadkii lagu laayay Bariire oo la kulmay Labada Gole ee Baarlamaanka

Muqdisho (Sh. M. Network)-qaar ka mid ah Ehelada dadkii lagu laayay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kulan gaar ah la qaatay Xubno ka...