Faah faahinno ka soo baxaya qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxyo xoogan oo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay qeybo ka mid...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-    

Dhageyso Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay?

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay? Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golihii deegaanka Magaalada Garoowe.

Garoowe ( Sh.M.Network):-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kala diray Golihii Deegaanka ee Magaalada Garoowe kadib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa. Tallaabadaan ayaa...

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka oo Isla Xisaabtan ku sameyay Wasaaradaha Xukuumadda.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka ayaa Isla Xisaabtan ka dhex Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ahna ...

Madaxweynaha Hirshabelle oo sheegay in shaqsiyaad ku sugan Muqdisho ay caqabad ku yihiin Howlgallada...

Jowhar ( Sh. M. Network):-Madaxweynaha Maamulka Hir shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in  shaqsiyaad ku sugan Magaalada Muqdisho ay lacago badan ku bixinayaan...

Wadada Makka Al Mukarrama oo maanta Xiran

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Waxaa maanta gabi ahaan xiran Wadada Makka Al Mukarrama oo maanta uu ka qabsoomayo Tartan Orod ah. Tartankaan ayaa waxaa ka qeyb galaya...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle  

Mareykanka Oo kordhiyay howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab

Washington ( Sh. Network )-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donal Trump  ayaa saxiixay xaalad deg deg ah oo looga dan leeyahay in lagu kordhiyo weerarada dhanka...