Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

RW Kheyre oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali  Khayre, ayaa kula kulmay xafiiskiisa Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya...

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Baay

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur “Shik Shigow” oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa faah faahin...

Garsoorayaasha Galmuudg oo sheegay in laga Been Abuurtay

Cadaado ( Sh. M. Network )-Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen xubno ka mid ah Garsoorayaasha maamulka Galmudug ayaa waxa ay uga...

QM iyo IGAD oo ka wada hadlay Xaaladda Muhaajiriinta Soomaalida

New York ( Sh. M. Network )Qaramada Midoobay iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa ka shiray xaaladda Muhaajiriinta ka soo jeeda dalal ay ku jirto...

Xildhibaan Zakariye oo ka Digay khilaafka u dhexeeya Dowladda iyo Maamul Goboleedyada

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud Cabdi oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo u waramay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay...

Weerar lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland oo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Rag hubeysan ayaa xalay goob Maqaaxi ah oo ku taalla bartamaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxa ay...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-.      

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho