25.3 C
Mogadishu
Friday, September 21, 2018

Iran oo ka hadashay kaluumeysato Looga xiray Soomaaliya

Tehran ( Sh. M. Network )-Dowladda Iran ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga ku dhawaad labaatan ruux oo ka mid ahaa shaqaalaha Dooni...

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Balcad ( Sh. M. Network )-Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan ku qaaday deegaanno hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Waxaana halkaasi ka...

Talyaaniga oo Xabsi Daa’in ku Xukumay Muwaadin Soomaaliyeed

Milan  ( Sh. M. Network )-Maxkamaddan oo ku taalla Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga ayaa xukun xabsi daa’in ah waxa ay ku riday Muwaadin...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Duleedka Baladweyne

Baladweyn ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in duleedka Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolkaasi uu ka...

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo Haweeney ku dilay Balcad

Balcad ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada dowladda ruux shacab ahaa uu ku...

Akhriso:-War Murtiyeed laga soo saaray Shirka Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu soo gaba gabeeyay shirka madaxda maamul Goboleedyada dalka, kaasi...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Maamulka Gobolka Banaadir oo Wado qorshe lagu hirgalinayo xarumo lagu daryeelo dadka qaba Xanuunka...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay qorsheynayaan hirgalinta xarumo caafimaad oo loogu...

Puntland oo sheegtay in ay qaadeyso howlgallo ka dhan ah Al Shabaab

Garoowe ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Maamulka Puntland C/laahi Axmed Yuusuf “Dowlad” ayaa sheegay in dhawaan ay qaadi doonaan howlgallo ka...

Koonfur Galbeed oo loo jeediyay eedeyn ka dhan ah shacabka deegaanada maamulkaas

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Iyadoo dhawaan Maamulka Koonfur Galbeed uu ku dhawaaqay in shacabka ku nool deegaanada Maamulkaas aysan taageeri Karin go’aankii dowladda...