25.8 C
Mogadishu
Wednesday, September 19, 2018

R/wasaare Kheyre Oo isbitaalka ku booqday Xildhibaan Boorow

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay isbitaalka ku booqday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo xalay ku...

Xildhibaanada M/ Galmudug Oo maanta ka doodaya Mooshin ka dhan ah Carabey

Dhuusomareeb ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta lagu wadaa in Cod loo qaado Mooshin ka dhan ah Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey,...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle     

Qarax Xoogan oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Waxaa Caawa Qarax Xoogan uu ka dhacay Nawaaxiga Tiyaatartka ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in uu...

Ethiopia Oo sheegtay in duqeyn ay ku dishay 70 ka tirsanaa Al Shabaab

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeymo xoogan oo ay ka fulisay Soomaliya ay ku dishay ku dhawaad 100...

Dalalka Yurub Oo ka wada hadlay Xaaladaha Muhaajiriinta Afrikaanka ah

Vienna ( Sh. M. Network  )-Kadib shir ay madaxda dalalka Yurub ku yeesheen magaalada Vienna ee dalka Austria ayey kaga hadleen xaaladda muhaajiriinta Afrikaanka...

Al Shabaab oo dad rayid ahaa ku dilay gudaha Kenya

Garissa ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa labo ruux oo Rayid ah ku dilay deegaan ku dhow magaalada Garissa,...

Keating “Dad badan ayaa u Cadaalad taga Al Shabaab”

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ergaygii hore Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo ka hor hadlayay golaha ammaanka ee QM ayaa...

Jubbaland Oo ka warbixisay howlgallo laga sameeyay degmada Baardheere

Baardheere ( Sh. M. Network )-Maxamed Cabdi Kaliil wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbaland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo...