Ciidamada S/land Oo shacab ku rasaaseeyay Laascaanood

Laascaanood ( Sh. M. Network )-Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa maanta dad shacab ahaa ku rasaaseeyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Shaqaaqadan ayaa timid, kadib...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dagaal khasaaro geystay Oo ka dhacay Baladweyne

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo xalay ka dhacay M/ Baladweyne ee xarunta...

Tartan Qur’aan akhris ah Oo lagu soo gabagabeeyay degmada Dharkenley

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Tartankani Qur’aan akhriska ah ayaa waxa uu u dhexeeyay illaa iyo 91 arday oo ka kala socday 41 dugsi...

Boondheere Oo ku guuleysatay kaalinta 3-aad Ee tartan aqooneedka Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa xalay tartan aqooneedka Shabelle ku baratamay degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabadda ee gobolka Bnaadir Labada degmo oo heer wacan...

Ingiriiska Oo muwaadiniintiisa uga digay in ay u safraan gudaha Soomaaliya

London ( Sh. M. Network )-Wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska ayaa muwaadiiniinta dalkaasi uga digtay in ay u safraan Soomaaliya. Warbixin ka soo baxday Wasaaradda arrimaha...

Dab khasaaro Nafeed geystay Oo xalay ka kacay Wadajir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa xalay abaarihii 11:00-ka habeenimo dab xoogan uu ka kacay Kaam barakac oo ku yaalla gudaha degmada Wadajir ee...

Dilal qorsheysan Oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa xalay siyaabo kala duwan dilal qorsheysan ay uga dhaceen qeybo ka mid ah magaalada caasimadda ah ee  Muqdisho. Dilka...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Oo gaaray Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-S/gaas C/Wali Jaamac Xuseen Gorod taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...