Askar israsaaseyn ku dhexmartay degmada Balcad oo Gacanta lagu dhigay

Balcad ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe Qaasim Cali Nuur oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa sheegay...

Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya Diyaarado sida Shixnado Daawo ah

Ankara ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha dalka Tarkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa amray in Diyaarado Sida Shixnado Daawo ah la gaarsiiyo Caasimadda Soomaaliya ee...

Mareykanka Oo Shaaciyay tirada dagaalyahannada Al Shabaab

Washingtio ( Sh. M. Network )-Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ay weli leeyihiin awood xoogan oo qatar...

Dhageyso:-Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Eng. Axmed Salaad Oo eedeymo u jeediyay Madaxweyne Gaas

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Eng. Axmed Salaad Aw Aadan oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa eedeymo kulul...

Faah faahinno ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khaasaraha ka dhashay qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada...

Guddiga Dastuurka labada Aqal Ee BFS Oo Beeniyay in la xaday Dastuurka dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kadib Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu beeniyay waxa ka jira...

Hooyo Soomaaliyeed oo Muddo ku Xanuunsaneyd Muqdisho oo Baaq u dirtay Shacabka (Sawirro)

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Hooyo Aamino Cabdi Jaamac oo 40 jir ah ayaa muddo 25 sano ah waxa ay la xanuunsaneysaa xanuun ka...

Galmudug oo u gurmaneysa Shacabka Magaalada Baladweyne.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu gurmad la gaari doono Magaalada Baladweyne. Mudane Xaaf...

Ciidamada Puntland oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Bari

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Bari. Howlgallada oo u muuqday...