27.3 C
Mogadishu
Saturday, February 23, 2019

Ra’iisul wasaare Kheyre oo u ambabaxay Dalka Switzerland

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u ambabaxay dalka Switzerland. Ra’iisul wasaaraha...

Dhageyso Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Muwaadin Soomaali ah oo la soo taagayo Maxkamad ku taalla Mareykanka

Washington ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in la horkeeno Muwaadin Soomaali ah, kaas  oo...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo “Jamacaddani waa in ay horseed u noqotaa nabad buuxda oo ka hirgasha...

Caabudwaaq ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka faraca Jaamacadda Umadda ee magaalada Caabduwaaq...

Xiisado dagaal oo ka taagan deegaano ka tirsan G/ Sanaag

Ceerigaabo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaano ka tirsan gobolkaasi. Waxaana xiisadan...

Guddoomiyaha cusub ee g/ Banaadir oo la kulmay Taabid Cabdi Maxamed

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha cusub ee Maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan “Yarisow” ayaa xalay kulan gaar ah...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-    

Guddoomiyaha cusub ee G/ Banaadir oo dalbaday in lala shaqeeyo

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha cusub ee Maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan “Yarisow” oo maanta la hadlay Warbaahinta...

Sawirro:-Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo lagu xusay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xuska munaasabadda sannadguurada 44-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, oo ay ka qeyb-galeen Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub...

Taliska Taraafikada Puntland oo ka warbixiyay weerar ka dhacay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Taliyaha Ciidanka Taraafikada Maamulka Puntland Maxamed Faniin Yuusuf ayaa ka warbixiyay weerar xalay kooxo hubeysan ay ku qaadeen xarunta...