Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan 3 Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac ka soo gaaray Qarax loo adeegsaday bam gacmeed...

RW Kheyre oo ka qeyb galay Aaska Jeneraal Badmaceeye (Sawirro)

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Allaha unaxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Jeneraal Maxamed Sheekh Cusmaan “Badmaceeye” oo dhawaan ku...

Dowladda Suudaan oo Soomaaliya ka Taageereyso dib u dhiska Dalka

Khartuum ( Sh. M. Network )-Dawladda Suudaan ayaa ballan qaaday in Soomaaliya ay ka taageereyso dib u dhiska dalka. Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al...

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo Baaq u diray Wasaaradda Gaashaandhigga

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka...

Ciidamo Cusub oo ku biiray Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo cusub oo qeyb ka ah booliska howlgalka Nabad Ilaalin Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada...

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ku baaqay in Dowladda Dhexe ay ku gacansiiso Galmudug la...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka aloosan deegaanada...

Kolonyo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay Gobolka Bakool

Xudur ( Sh. M. network )-Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo qeyb...

Dhageyso:- Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Midowga Yurub iyo Hindiya oo ku heshiiyay la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida

New Delhi  ( Sh. M. Network )-Ururka Midowga Yurub iyo Dowladda Hindiya ayaa ku heshiiyay kordhinta howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Burcadbadeeda Soomaaliyeed. Shir looga...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Si Siman aan loo Qaadin Canshuurta dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiir ku xigeenka Wasaaadda Maaliyadda Xukuumadda  Soomaaliya C/laahi Sheekh Cali “Qaloocow” oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gudaha...