Guddoomiyaha cusub ee g/ Banaadir oo la kulmay Taabid Cabdi Maxamed

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha cusub ee Maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan “Yarisow” ayaa xalay kulan gaar ah...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-    

Guddoomiyaha cusub ee G/ Banaadir oo dalbaday in lala shaqeeyo

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha cusub ee Maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan “Yarisow” oo maanta la hadlay Warbaahinta...

Sawirro:-Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo lagu xusay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xuska munaasabadda sannadguurada 44-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, oo ay ka qeyb-galeen Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub...

Taliska Taraafikada Puntland oo ka warbixiyay weerar ka dhacay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Taliyaha Ciidanka Taraafikada Maamulka Puntland Maxamed Faniin Yuusuf ayaa ka warbixiyay weerar xalay kooxo hubeysan ay ku qaadeen xarunta...

Kenya oo ka walaacsan Weerarada Al Shabaab ee Dalkaasi

Lamu ( Sh. M. Network )-Saraakiisha Laamaha Ammaanka ee dalka Kenya ayaa si weyn uga walaacsan weeraro Al Shabaab ay ka fuliyaan deegaano hoos...

Xaashi Cilmi Nuur oo ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay Mas’uuliyiinta g/ Banaadir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee m/ Muqdisho ayaa ka...

Dhageyso Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo la weeragay xarunta Maamulka g/ Banaadir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay ammaanka xarunta Maamulka gobolka Banaadir. Waxaana la sheegay in...

Siyaasiga Aadan Saran Soor oo eedeyn u jeediyay MD Shariif Xasan

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Aadan Maxamed Nuur “Saran Soor” oo ka mid ah Siiyasiyiinta ka soo jeed deegaanada Koonfur Galbeed ayaa eedeyn kulul...