Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose

Bariire (Sh. M. Network)-Ku dhawaad 10 Qof oo Shacab ah ayaa ku dhimatay Qarax xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka Deegaanka...

Qoysas laga Barakiciyay Nawaaxiga Garoonka oo Baaq u diray Madaxda Dowladda (Sawirro)

Muqdisho (Sh. M. Network)-Boqolaal dad weyne ah oo Tabashooyin qaba ayaa waxa ay ku Jarmaadeen Dhul Dan Guud ah oo horay looga Barakiciyay, kaasi...

Faah faahinno ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Magaalada Buuhoodle

Buuhoodle (Sh. M. Network)-Wararka laga helayo Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa ku soo waramaya in uu ka dhacay dagaal Culus oo dhaxeeyay ciidamo...

Dhageyso:- Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh. M. Network)-Waxaad halkaan ka dhageysan kartaa Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Si aad u dhageysato Riix halkaan hoose:-        

QM oo sheegtay in Soomaaliya lagu Dhibaateeyo Shaqaalaha Samafalka

Washington (Sh. M. Network)-Warbixin ay soo saartay QM ayey ku sheegtay in Soomaaliya ay ka mid tahay goobaha sida weyn loogu dhibaateeyo dadka ka...

Dowladaha Mareykanka Iyo Britain oo Xoojinaya Awooda Ciidamada AMISOM

Washington (Sh. M. Network)-Dowladaha Mareykanka iyo Britain ayaa shaaciyay in ay xoojinayaan Awooda Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaasi oo Dagaal kula jira Xarakada...

Al Shabaab oo Weerarkii Labaad Mudo Toddobaad ah ka Fuliyay Dalka Kenya

Lamu (Sh. M. Network) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Weerar Xarakada Al Shabaab ay ku qaadeen Deegaan dhaca Magaalada...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

Awdheegle (Sh. M. Network)-Wararka naga soo gaarayo Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed ayaa ku soo waramaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay...

Xildhibaan Goodax “Madaxweyne Cabdiweli Gaas waxa uu Baalmaray Dastuurka Dalka”

Muqdisho (Sh. M. Network)-Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland in uu jabiyay...

Al Shabaab oo Weerar Xoogan ku Qaaday Saldhiga Ciidamada AMISOM ee Degmada Buuloburte

Buuloburte (Sh. M. Network)-Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ay weerareen Saldhig Ciidamada Jabuuti ku...