MD Farmaajo oo bogaadiyay arrimaha dib u heshiisiinta Galmudug

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa...

Xiisado dagaal oo ka taagan Gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa shaagaya in xiisado dagaal laga dareemayo deegaano hoos yimaada magaalada Kismaayo ee...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle Qeybta Garsoorka

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle Qeybta Garsoorka Dalka. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dab Khasaaro Hantiyadeed Geystay Oo Ka Kacay Nawaaxiga Sayidka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Dab xoogan oo khasaaro geystay ayaa Galabta ka kacay Kaam Barakac oo ku yaalla Nawaaxiga Isgosyka Sayidka ee magaalada...

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu dhaawacay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Netowk )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Barqanimadii maanta sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland ku dhaawacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

Kazakhstan oo Soomaaliya soo gaarsiineyso gargaar bani’aadanimo

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-​Safiirka Dowladda Kazakhstan u fadhiya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyo madaxa nabad gelyada iyo ammaanka Midowga...

Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Mahadaay ( Sh. M. Netork )-Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta Shil khasaaro geystay uu ka dhacay degmada Mahadaay ee...

QM oo Abaalmarino guddoonsiisay saraakiil ka tirsan howlgalgeeda Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xaafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa 11 ka mi ah Ciidamadeeda ka tirsan howlgalkeeda Soomaaliya...