25.4 C
Mogadishu
Tuesday, September 18, 2018

S/land iyo Puntland oo Ciidamo badan geeyay Tukaraq

Laascaanood ( Sh. M. Networ )-Maamullada Soomaaliland iyo Puntland ayaa maanta Ciidamo badan u daad gureeyay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waxaana la sheegay in...

QM oo ka walaacsan Cuna yari ka taagan Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaramada Midoobay ayaa si weyn ugu walaacsan xaalad Cuna yari oo heysata Malaayiin ruux oo ku nool dunida, kuwaas...

Madaxweyne Farmaajo Oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo...

Dekedda Boosaaso oo Maanta lagu wareejiyay Shirkadda P&O Ports

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta si rasmi shirkadda P&O Ports loogu wareejiyay maamulka Dekedda Boosaaso, kadib Munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Dekedaha...

RW Kheyre Oo Sheegay in Xukuumaddiisa ay xoojineyso la Dagaalanka Musuqmaasuqa

Muqdisho (Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shegay in markii uu xilka la wareegayay aysan wax Lacag ah...

Akhriso :-Madaxweynaha Puntland oo Xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Maamulkaas

Garoowe ( Sh. M. Network )-Digreeto Ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali 'Gaas" ayaa shaqadii looga joojiyay, xabsi gurina lagu...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarixii Zoobe

Muqdisho (Sh. M. Network )-Dawladda Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee...

Dhismaha Dekedda Hobyo Oo la bilaabayo

Hobyo ( Sh. M. Network )-Wasiirka Dekedaha maamulka Galmudug C/qaadir Cali Jaamac oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa sheegay...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

AMISOM Oo baaq u dirtay Beesha Caalamka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kadib shir qaatay muddo labo cisho ah oo AMISOM ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho ayey uga dalbadeen Beesha Caalamka...