Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Faah faahinno ka soo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay degmada Warta Nabadda ee gobolka...

XFS oo ka hadashay Colaadaha ka jira G/ Shabeelaha Hoose

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa ka hadlay xiisadaha colaadeed ee ka jira g/ Shabeelaha...

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada DFS oo lagu dilay duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo hubeysan ayaa Xalay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada DFS ku dilay deegaanka Tabeelaha sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho. Waxaana...

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed “ Farmaajo” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee...

Dagaal u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada K/ Galbeed oo ka socda G/ Baay

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada MaamulkaKoonfur Galbeed ayaa haataan ka socda duleedka magaalada Baydhabo ee...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Askari ka tirsan Ciidamada DFS oo lagu dhaawacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa weerar ku qaaday Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo ku sugnaa Isgoyska Al-baraka demada...

Guddoomiye Taabid oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareb ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...