26.3 C
Mogadishu
Wednesday, October 17, 2018

Dhageyso:- Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Mareykanka oo Qirtay in ciidamadiisa ay ka qeyb qaateen Weerarkii Bariire

Jabuuti ( Sh. M. Network )-Taliska ciidanka Mareykanka ee loo soo gaabiyo Africom oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii 25 kii bishan...

Ra’isul wasaare Kheyre oo ka soo horjeestay Go’aankii lagu kala diray Rugta Ganacsiga iyo...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ay muhiim u tahay Dalka,...

Golaha Amaanka ee QM oo mudo kordhin u sameeyay howlgalka AMISOM

New York ( Sh. M. Network)-Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mudo kordhin u sameyay howlgalka Nabad Ilaalada ee Midowga Afrika ee AMISOM oo...

Akhriso:-Guddiga doorashada Hirshabelle oo Shaaciyay Xilliga La qabanayo Doorashada Madaxweynaha Maamulkaas

Jowhar ( Sh. M. Network )-Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo dhawaanahan kulamo ku lahaa Magaalada Jowhar ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha...

Jarmalka oo Lacago ugu Deeqay Soomaaliya

Berlin ( Sh. M. Network)-Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday Lacago loogu tala galay in wax loogu qabto dadka tabaalaysan ee ku nool gudaha...

Shil Khasaaro Geystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

Jowhar ( Sh. M. Network )-Inta la xaqiijiyay 25 qof ayaa ku dhaawacmay Shil gaari oo xalay ka dhacay meel qiyaastii 10 km dhanka...

Itoobiya oo qabaneyso shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

Addis Ababa ( Sh. M. Network)-Dowladda Itoobiya ayaa bisha soo socota marti gelineysa shir looga hadlayo Xaalada Dalalka Soomaaliya iyo Sudan. Shirkan oo 7 ilaa...

Dhageyso:- Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.