26.3 C
Mogadishu
Wednesday, October 17, 2018

Baarlamaanka Hirshabelle oo xilkii ka qaaday Madaxweyne Cosoble

Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle oo shir ku yeeshay Magaalada Jowhar ayaa codka kalsoonida kala laabtay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle. Kulankan uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad...

Xildhibaan Gaandi “Waa Muhiim in Xubnaha Al Shabaab laga qeybgaliyo Arrimaha Dib u heshiisiinta”

Muqdisho (Sh. M. Network)-Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta iyo Hanti isu celinta Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Gaandi ayaa sheegay in Muhiim ay tahay...

Wajiga Labaad ee Shirka Dib u heshiisiinta oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh. M. Network)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xuukumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Wajiga 2 aad ee shirka dib...

Maamulka Ahlsunna oo Xukun ku riday Rag ay ku eedeeyeen in ay ka tirsanyihiin...

Dhuusamareeb (Sh M. Network)-Maxkamadda Darajada1aad ee ciidamada Qalabka Sida maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta waxaa ay Xukunno kala duwan ku riday...

Talyaaniga oo xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo loo heysto Burcadbadeednimo

Roma (Sh. M. Network)-Booliska Dalka Talyaanig ayaa sheegay in xabsiga ay dhigeen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo si Qaxooti ahaan ah ku galay Dalkaasi Talyaaniga. Muwaadinkaan...

Faah faahinno ka soo Baxaya Qarax ka dhacay Nawaaxiga Garoonka Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh. M. Network)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo ka dhacay Nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kaas oo...

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.

Waxaad halkaan ka dhageysan kartaa Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Si aad u dhageysato Riix halkaan hoose:-    

War deg deg ah :- Qarax Gaari oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh. M. Network)-Qarax loo adeegsaday Gaari Taxi ah oo uu Nuuciisu yahay kaarib ayaa waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Air-Portka ee Magaalada Muqdisho. Wararka...

QM oo Sheegtay in ay Hoos u Dhacday Qatarta Cudurka Dabaysha

Geneva (Sh. M. Network)-War ka soo baxay Hay'adda Qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee WHO ayaa lagu sheegay in in Cudurka Dabaysha laga cirib...

Jaamacadda Jobkey oo Tababar Aqoon Kororsi ah U Qabatay Ku Dhawaad 60 Saxafi

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Maamulka Jaamacadda Jobkey ayaa qaar ka mid ah Saxafiiyinta ka howlgala Magaalada Muqdisho u qabtay Tababar Aqoon kororsi ah ,...