DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya Diyaarado sida Shixnado Daawo ah

Ankara ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha dalka Tarkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa amray in Diyaarado Sida Shixnado Daawo ah la gaarsiiyo Caasimadda Soomaaliya ee...

Guddoomiye Taabid oo Baaq u diray Shacabka Magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa si Muruga leh uga hadlay...

RW Kheyre oo Guddi u Magacaabay Gurmadka dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Guddi loo...

Maamulka Isbitaalka Madiina oo ka warbixiyay Xaaladda Caafimaad dhaawacyada la gaarsiiyay Isbitaalkaas

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Agaasimaha Isbitaalka Madiina Maxamed Yuusuf oo maanta wariyeyaasha kula hadlay gudaha isbitaalkaasi ayaa ka warbixiyay xaaladda caafimaad ee dhaawacyadii...

Meydad iyo Dhaawacyo hor leh oo laga soo saaray dhismaha Hotel Safaari ee Magaalada...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Iyadoo weli ay jiraan dadaalo lagu baadi goobayo dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Madaxweyne Farmaajo” waa in aan dareensiinaa in ay leeyihiin dad iyo dal jecel oo...

Muqdisho ( Sh. M. Network )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay...

Galmudug iyo Puntland oo Mar kale ka Wada hadlay Nabadda Gobolka mudug

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa markale shir ka yeeshay Nabadda Gobolka Mudug, kaasi oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo...

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Baroor diiq Qaran

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ku dhawaaqay 3 maalin oo baroor diiq ah, kadib shir jaraa’id oo...