26.8 C
Mogadishu
Saturday, February 23, 2019

Dabley Hubeysan oo Haweeney Caawa ku dilay Degmada Hodan.

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Caawa Fiidkii Haweeney waxa ay ku dileen Xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan. Goob Joogayaal la hadlay...

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle Qeybtiisa Cadaaladda.

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle qeybta aan uga hadalno arrimaha Garsoorka. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Imaaraadka oo Xoojinayo taageerada Soomaaliya

Abu Dubai ( Sh. M. Network )-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ballan qaaday in ay xoojineyso taageerada ay u fidineyso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada shaqo...

Madaxweyne Farmaajo oo Dib ugu Soo laabtay Dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safaro shaqo uu ku...

Rag Hubeysan oo Qof Shacab ahaa ku dilay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa maanta xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hiliwaa ku dilay Nin magaciisa lagu soo koobay...

Daacish oo sheegatay Weerarkii Shalay ka dhacay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Kooxda Daacish ayaa sheegatay in ay ka dambeeyeen weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-        

Faah faahinno ka soo baxaya weerar ka dhacay duleedka Muqdisho

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax Miino lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, xilli...