DHAGEYSO Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Uganda oo tababar loogu soo xiray Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)—Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ahaa mid...

Xukuumadda Somalia: dib looma soo celin karo Adeegii Boostada

Muqdisho (Sh M Network)—Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Engineer Cabdi Canshuur Xasan oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka dowladda ayaa sheegay in dowladda...

Ku dhawaad 5 Ruux oo lagu dilay Weerar ka dhacay Magaalada Lamu, Kenya

Lamu (Sh M Network)—Ugu yaraan 3 Ruux ayaa ku dhintay. Tiro kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib Kooxo hubeysan oo loo maleynayo Al Shabaab...

RW Itoobiya oo markale ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab

Khartuum (Sh M Network)—Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Itoobiya, Hailemariam Desalegn oo booqasho ku tagay Dalka Suudaan ayaa waxuu ka hadlay arimo ay ka mid yihiin...

Wasiir Yariisoow: Xukuumadda Somalia waxaa ka go’an ciribtirka musuq maasuqa

Muqdisho (Sh M Network)—Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xukuumada ahmiyada koowaad ay siineyso ciribtirka...

Ciidamada AMISOM oo Qarax lagula eegtay Duleedka Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh.Dhexe

Mahadaay (Sh M Network)—Wararka laga helayo Degmada Mahadaay Gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino lagu beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada...

DHAGEYSO Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Subax ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Golaha Amaanka ee QM oo qiray in cuno yari ay ka jirto Soomaliya

New York (Sh M Network)—Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qiray in cuno la’aan ay ka jirto Dalal ay ku jirto Soomaaliya. War ka soo...

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.