Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka wada Magaalada Xudur

Xudur (Sh M Network)—Howlgalladan oo ah kuwa ballaaran ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM waxey ka wadaan qeybo ka...

Kenya oo kordhineysa Weerarada ka dhanka ah Al Shabaab

Lamu (Sh M Network)—Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa shaacay ka qaaday in ay xadidayaan weerarada alshabaab ay ka gaystan gudaha...

Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso

Boosaaso (Sh M Network)—Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Boosaso ayaa ka warbixiyay safar uu ku tagay...

Dowladda Imaaraadka oo deeq lacageed u fidisay Soomaaliya

Abu Dubai (Sh M Network)—Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay ugu deeqeen lacag dhan AED330 Million oo u dhiganta...

Kooxo hubeysan oo dilal ka geystay Kismayo iyo Baladxaawo

Kismaayo (Sh M Network)—Waxaa Xalay labo Ruux oo Shacab ahaa siyaabo kala duwan loogu dilay Xaafado ka kala tirsan Magaallooyinka Kismaayo iyo Baladxaawo. Dabley ku...

DHAGEYSO Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Subax ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada DFS oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)—Kooxo hubeysnaa bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in labo xidigle ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Dowladda ay ku dileen Degmada Hodan ee...

Ku dhawaad 50 Ruux oo lagu dilay Degaano u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya

Hargeysa (Sh M Network) — Waxaaa sii kordhaya tirada dhimashada  Dadkii lagu laayeey deegaano u dhaxeeya ismaamulka Soomaalida itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland . Dadka lagu...

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.