Gaalkacyo (Sh. M. Network)-Ciidamada Booliska ee maamulka Galmudug ayaa howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Gaalkacyo.

Waxaana ciidamadu ay ku soo qabteen howlgalkaasi waxyaabaha Maanka Dooriya iyo Shaqsi la sheegay in uu ku iibinayay gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Halkaan hoose ka dhageyso Warbixin Wariyaha Shabelle ee Galkacyo uu Soo diray.