Muqdisho (Sh M Network) — Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/rashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa ku dhawaaqay maanta in uu iska casilay xilka Wasiirka Gaashaandhiga.

Wasiirka ayaa waraaqihiisa iscasilaada waxuu horgeeyay Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya.

Ilaa iyo hada lama oga sababta dhabta ah ee ka dambeysa in iscasilaada Wasiirka Gaashaandhiga