New York ( Sh. M. Network )-Maxamuud Xasan oo loo yaqaano BBC, kana mid ah SiyaasiyiInta Xisbiga Dimuqaardiga ee dalka Markeykanka ayaa ka hadlay arrimaha Musaafurinta Soomaalida ku nool dalkaasi, gaar ahaan tiro dhalinyaro ah oo la doonayo in dib loogu soo celiyo Soomaaliya.

Waxaana uu sheegay Siyaasigan in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay soo fara galiso arrinta dhalinyaradaasi.

Mr BBC ayaa ugu baaqay madaxda sare ee dalka in ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka Soomaalida ku heysata dalkaasi Mareykanka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.