Muqdisho (SMN) – Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fartay Diblumaasiyiinta qunsulyadda caasimada Sacuudiga ee Jeddah in ay dalka dib ugu soo laabtaan muddo 30-cisho ah.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda kaasi oo loo diray warbaahinta ayaa nan lagu shaacin sababta ka dambeysa arrintaan.

Hoos ka akhriso bayaanka