Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Maxaa Ka run ah wiixii la sheegay.

Barnaamijka oo ku saabsanaa Khilaafka ka aloosan Galmudug ee u dhexeeya Masuuliyiinta Sar sare ee Maamulkaas ayaa waxaa ka qeyb  galay, Xildhibaanno, Siyaasiyiin iyo aqoon yahanno ka soo jeeda Galmudug kuwaas oo siyaabo kala duwan uga hadlay.

Hoos riix si aad u Dhageysato:-