Nairob ( Sh. M. Networrk )-Dadka Soomaaliyeed ee kunool Kenya ayaa banaanbax ballaaran saacadihii la soo dhaafay ka dhigay M/ Nairobi ee xarunta dalkaasi

Banaanbaxan ayaa u jeedkiisu ahaa mid looga soo horjeeday dagaalka ka soconaya deegaanada ee wada dagaan Qomiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Waxaana dibadbaxani uu ahaa mid looga ashtakoonayay dhibaatada ay Oromada ku hayaan shacabka Soomaaliyeed eeĀ  ku dhaqan ku dhaqaan halkaasi.

Mid ka mid ah dibadbaxayaasha oo la hadlay Warbaahinta ayaa warbixiyay sida uu dhacay banaanbaxaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.