Boosaaso ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab geystay khasaaro Hantiyadeed oo Xalay ka kacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Dabka oo aad u xooganaa ayaa ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Bartamaha Boosaaso, taas oo gabi ahaan ku bas beeshay dabkaasi.

Gaadiidka gurmadka iyo dad shacab ah ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dabkaasi , ka hor inta uusan ku faafin gobaha kale ee ka agdhawaa.

Halkaan hoose ka dhegeyso Codka.