Buuloburte ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay Degmada Buuloburte ee G/ Hiiraan.

Qaraxana ayaa la sheegay in lagu diyaariyay Suuq Xoolaha lagu iibiyo oo ku yaalla Degmadaasi Buuloburte.

Cabdi Daahir Guure Guddoomiyaha Degmada Buuloburte oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in qaraxaasi ay fahiliyeen Ciidanka Dowladda, kadib markii ay ku soo war galiyeen dadka deegaanka

Waxaana uu tilmaamay Guddoomiye Guure in wax khasaaro ah uusan ka dhalan qaraxaasi

Halkaan hoose ka dhageyso