Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada Ammaanka ee Dowladda ayaa goor dhow Gaari looga shakiyay in ay saaran yihiin Walxaha qarxa ku qabtay Nawaaxiga Ex Kontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Waxaana Ciidamadu gabi ahaan ay xireen Wadada Isku xirta Isgoyska Ex Kontarool  Afgooye iyo Macallin Nuur, iyagoo dadka ka celinaya halkaasi.

Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Gaariga laga shakiyay uu yahay Spacio, islamarkaana saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladdu ay baaritaano ku hayaan Gaarigaasi.

Halkana hoose ka dhageyso Codka.