Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shir wadatashi ah ku casuumay madaxda dowlad goboleedyada dalka, kaas oo 20- bisha soo socota ee March ka dhici doono magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi.

Warqad qoraal ah oo uu soo saaray madaxweyne Gaas ayuu ku sheegay in shirkaasi looga hadli doono horumarka iyo xaaladaha maamul goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka Akhriso:-